26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo Iskaa inuu qabto doorasho hal qof iyo cod ah, waxa shaki ku jiraa inuu qabanayo doorashooyinkii xaal mastuurka ahaa ee 4.5 ee uu ku eedayn jiray madaxdii ka horaysay inaanay qabanayn . Inkasoo madaxdii ka horaysay ay iyagu doorasho qabteen oo ay si nabad ah uga degeen xukunka. Isagu waxa u muuqdaa Kaligii taliye aan doorasho diyaar ahayn

Hoos ka daawo Madaxweyne Farmaajo Wareysi uu bixiyay 2016, Wareysi Xiligaas Oo kaga hadlayay Doodashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*