26th April 2024  admin  Category :

Waxaa la hadal hayaa in Farmaajo iyo macalinkiisa Abiy Ahmed ay safar ku tegi doonaan magaalada Hargeeysa, balse safarkaas waxaa ka soo hojeestay SNMta oo sheegtay inuusan u iman Farmaajo, iminshahiisa Hargeeysana aysan u xiiso qabin.  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*