26th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Ujeedada Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka shirka aan caadiga aheyn dalalka ku bahoobay Ururka iskaashiga Islaamka (OIC) ee maalinta bariya ka furmi doona isla Magaaladan Istanbuul.

Shirkan oo ku dhawaaqay Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa looga hadli doona arrinta Qudus.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*