29th March 2024  admin  Category :

In madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo uu  feedh u duubto mid ka mid ah ilaaladiisa oo shaqadiisa Qaran ee  loo tababaray  gudanaya, si aan madaxweynaha farta looga  qaniinin, ayaa   waxay ka markhaanti tahay in Baratakool xumo ka jirto  Villa Wardhiigleey iyo in Fahad Yaasiin uu ku fiican yahay oo qura  inuu ku gabado wargaysyada carbeed marka wax ka sheegayo Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*