26th July 2024  admin  Category :

Sharciga iyo dastuurka Soomaaliyeed muxuu ka qabaa Murashax biil kasta dawladda Soomaaliya ka qaadanay $40,000 .

Afartankaa kun oo dollar ee baadda madaxweyne  Farmaajo looga qadayo waxa  lagu curyaaminayaa dawladda Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay

 

Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, ee ku caan baxy xatooyada, qabyaaladda iyo musuqmaasaq ayaa maalmihii ugu danbaysay dawladiisii liidatay wuxuu saxiixday in la siin doono lacag hawl gab ah oo gaaraysa $40,000 bil walba

Maanrta madaxweynhii hore ee Soomaaliya  ee $40,000 , u qadanaya howl gabka  waa murashax u tartamaya hogaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo isaguna murashx ah,  ayaa saxiixaya lacagta uu Banagiga ka qaadanayo Xasan culusoow oo shiraraka iyo Xisbiyada midoobay Muqdisho loogu  qabanayo,

Ma kula tahay madaxweyne Farmaajo oo  murashaxii  la tartamayey mushahaar aan dastuuri iyo sharci ahayn siinaya in uu  dalka Soomaaliya wax ka socda ogyahay

 

http://www.africanews.com/2017/07/18/ex-somali-president-granted-40000-monthly-retirement-income/

Somalia’s government has approved a monthly retirement income of $40,000 for former Somali President Hassan Sheikh Mohamud.

The cabinet gave its approval last week after a meeting over the retirement package of the former president who is currently living in Tanzania.

The amount is expected to cover security, living and travel expenses as well provision for family members, local media report.

Minister of Information Abdirahman Osman disclosed the decisions taken after the cabinet meeting on his Facebook page which includes the approval of an amended media law and new laws against terrorism.

Former President Hassan Sheikh Mohamud’s approved income and other cabinet decisions have been forwarded to Parliament for approval, the minister added.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*