26th July 2024  admin  Category :

Cumar Faraweyne,”Jeegaanta Waqtigeedii Waa Dhammaaday Ilaa Lebida Gaatama Waa La Qaban”.

In ka badan 9 bilood ciidamada Puntland iyo kuwa SNM ayaa waxa ay isku horfadhiyaan furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyagoona dagaalamay dhowr jeer.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne,  oo ka hadlayey arrimahaasi ayaa sheegay in Jeegaanta ay u harreen maalmo kooban wuxuuna shacabka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal lagu qabanayo ilaa Lebida Gaatama.

https://youtu.be/opg6-Wf6lEo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*