26th April 2024  admin  Category :

Madaxdii Kooxda Asmara ee Mucaaradka ku ahaayd dawladdii  madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, ayaa Fariin u diray kooxda dib u socodka ah oo Mucaaradka ku ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Maxamed Cabdi Yuusuf,  oo ka mid ahaa madaxdii ururkii Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya oo  u badnaa Beesha Hawiye oo  xaruntoodu ahayd Asmara xilligii Cabdulaahi Yuusuf madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya ayaa waraysigan bixiyey

https://youtu.be/BKkFle9AWGI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*