26th December 2024 admin Category :
Madaxdii Kooxda Asmara ee Mucaaradka ku ahaayd dawladdii madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, ayaa Fariin u diray kooxda dib u socodka ah oo Mucaaradka ku ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Maxamed Cabdi Yuusuf, oo ka mid ahaa madaxdii ururkii Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya oo u badnaa Beesha Hawiye oo xaruntoodu ahayd Asmara xilligii Cabdulaahi Yuusuf madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya ayaa waraysigan bixiyey
https://youtu.be/BKkFle9AWGI