26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dawladda Puntland Xuseen Cusmaan Lugatuur ( Gibiley ) oo ay welinyaan masuuliyiin kale ayaa Boosaaso ka Daahfuray adeeg Kargo ah oo shirkadda ‘Sky Way’ ay badeecadaha ganacsiga duulimaad ahaan ku Keeni doonto Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*