27th April 2024  admin  Category :

Maamulka ay beesha Isaaq ku midaysan yihiin ayaa laascaanood ku Xidhay Dumar Umullo ah iyo Ragii Qabay oo Madax Furasho lacageed la Weydiiyay,

Waxaa Ka taagan maagalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo yaab leh oo maamulka Beesha isaaq kula kacen Dadka deegaankaasi.

In ka badan 70 Dumar ah oo u badan umullo iyo Xaaslayaal iyo Gabdho aan curan ayaa ka buuxa jeelka laascaanood,

Dadkan ayaa la xidhay 18 may maalinta qashinka gobolada SSC iyadoo maleeshiyada isaaq ku xidhen sidee ayaad u xustan maalinta qashin oo aad u xusi weyden maalinta Isaaq ka goostay Soomaaliya,

70-ka dumarka ah ayaa markii la xidhay waxa ka daba tagay Ragii qabay iyo ehelkoodii kuwaaso markay jeelka ugu tagen maleeshiyaadka SNM usheegen in qofkiiba lagu sii dayn doono $-100 Dollar oo ganaax ah,

Dhacdadan ayaa ah mid muujinasa heerka hoose ee dadka gobolkaas ku nool marayaan in Dumarkii inta la xidho kii qabay ama dhalay lagu dhaho bixi laalush.

jidh dilka iyo Qaawinta dhirbaaxada Bahdilka gabdhaha lagu sameeyay waxaa loo raaciyay laaluush waase ayaan daro iyo damiir xumo meeshii ugu danbaysay oo dhulbahantaha laascaanood maraayo,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*