26th July 2024  admin  Category :

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho saaka ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta caanka ah ee dalka.

Drs Xaawo Cabdi ayaan si rasmi ah loo sheegin sababta keentay dhimashadeeda hase yeeshee waxaa wararka qaar ay sheegayaan inuu wadnuhu istaagay.

Geerida Marxuumad Drs. Xaawo ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Caruurtii ay dhashay iyo Eheladeeda, waxaana geeridaas ka tacsiyeeyay dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*