26th July 2024  admin  Category :

Dhalinyaraddii Reer Ceerigaabo ee Biyo jaban u doonayey bulshadooda ayaa ayaa loo xiray. Ismaaciil Xaaji Nuur oo magaalada Ceerigaabo ka dhigtay guri u gaar u leyhay oo Ceelasha Ceerigaabo qaar leh ayaa xabsiga dhigay dhalinyaraddii doonaysay biyo jaban. Beelaha magaalada qaar ayaa isu haysta inay marti ku yihiin magaalada taasina waxay dhiiri gelisay in Ismaaciil Xaaji Nuur wixi dawladda Soomaaliya ka tagtay u wada iibsado oo uu guri kaga gato dalka Turkiga.

https://youtu.be/MDb-dWAGi7Y

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*