28th March 2024  admin  Category :

Mooryaantii Muqdisho ee  magaca Xildhibaanka ku gaban jirtay  ayaa dacalka haysata  Dr. Bayle

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dakhligii dekedda Muqdisho ka soo geli jiray uu kordhay.  Siyaasiyiintii Hawiye ee horay u aaminsanaa in Dekeda Muqdisho laga masruufo  dadka ku nool Bariga Afrka oo dhan ayaa saf u soo galay  iyaga oo waydiinaya  “Ar lacagataasi intee  aaday” Ma Puntland ayaa la geeyaa mise ismaamulka Soomaalida Itoobiya,  Hoos ka daawo Wasiirka maaliyadda Soomaaliya  iyo Wasiirul dawlihii hire ee madaxtooyada Xilligii Xasan Culusoow 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*