8th May 2024  admin  Category :

Wakiilka Ina Cumar Jees iyo Odayaasha Beelaha Hawiye oo maalinta berito shir jaraaid wada qaban doona .

Sida ilo lagu kalsoon yahay ay caawa magaalada Muqdisho ka sheegeen, maalinta berito ah, waxa Shir jaraa’id wada qaban doona Cabdirashiid Xidig   oo sheegta inuu wakiil ka yahay Ina Cumar Jees iyo Odayaasha Hawiye oo diidan dawladda Soomaaliya. Ina Cumar Jees waa nin la shaqaysan jiray jabhaddii USC oo ku caan baxay  inuu caruurtii qaxaysay 1991 caanahii  loo waday ka bililiqaysan jiray.

https://allsanaag.com/xidig-iyo-xasan-culusoow/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*