20th May 2024  admin  Category :

Xukuumadda Puntland ayaa maanta daah furtay duulimaadka diyaaradda ee Itoobiya taas oo si toos ah maanta uga soo kacday magaalada Addis Ababa illaa iyo magaalada Garoowe. Hadaba, diyaaradan  ayaa iman doonta magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe, waxeeyna qeeb weeyn ka qaadan doontaa isku xirka Puntlandi yo caalamka intiisa kalle.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*