16th April 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka hubeysan oo aan weli la garan heybtooda ayaa wadada u dhexeysa magaalooyinka Midigale iyo Cawsane ee gobolka Sanaag u galay Allah ha u naxariistee C/wahaab Cawil Cali (Gurey) oo  watay gaari Land Cruiser oo ka yimid dhinaca deegaanka Ceeldaahir, halkaasna ku dilay

C/wahaab Cawil Cali, ayaa ka soo jeeday degmada Dhahar ee gobolka Hayland

Allsanaag.com, news@allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*