
21st February 2025 admin Category :
Maleeshiyaadka hubeysan oo aan weli la garan heybtooda ayaa wadada u dhexeysa magaalooyinka Midigale iyo Cawsane ee gobolka Sanaag u galay Allah ha u naxariistee C/wahaab Cawil Cali (Gurey) oo watay gaari Land Cruiser oo ka yimid dhinaca deegaanka Ceeldaahir, halkaasna ku dilay
C/wahaab Cawil Cali, ayaa ka soo jeeday degmada Dhahar ee gobolka Hayland
Allsanaag.com, news@allsanaag.com