29th March 2024  admin  Category :

Oday ka mid ah odyaasha Hargeeysa ayaa sheegay in dhalinayradii ay u hayaameen dhinacaa iyo Muqdisho kadib markii ay shaqo ka waayeen Hargeeysa iyo Burco. Sidoo kalle, wuxuu sheegay in maamulka Hargeeysa aan la garaneen meesha uu ku socdo.

Inta badan, qofka marka uu raadiyo wax uusan laheen oo welliba uu ku raadiyo si xaaraan ah, waxa uu la kulmaan jahwareer aan dhammaaneen taas oo sababta inuu garan waayo meesha uu u socdo. Beesha Isaaq haddii ay dooneeyso ineey wax u haggaaggaan waa ineey  joojiyaan sheegashada dhulka aysan laheen iyo damaca foosha xun.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*