28th March 2024  admin  Category :

Inta badan madaxda Soomaaliyeed Caruurtoodu waxay qurbaha ku xirtaan dhar iyo kabo BRAND NAME AH, dugsiyada waxa lagu geeyaa Gawaari loogna soo qaadaa, waxay ku nool yihiin guryo cimilada la shaqeeya oo marka kulka ay  tahay qabow noqda, markii xilligi qaboow  yahayna noqda kul

Madaxda Soomaaliyeed Lacagtan  ku baxaysa qoysaskoda ku nool  qurba intooda badani waa lacagtii Caalamku ugu tala galay in lagu quudiyo am hoy loogu sameeyo danyarta Soomaaliyeed.

Image result for caruur darbi jiif ah

Hoos ka daawo lacagtii Caruurtan loogu talo galay oo intooda badan loo qaatay Mooshino

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*