27th December 2024 admin Category :
Inta badan madaxda Soomaaliyeed Caruurtoodu waxay qurbaha ku xirtaan dhar iyo kabo BRAND NAME AH, dugsiyada waxa lagu geeyaa Gawaari loogna soo qaadaa, waxay ku nool yihiin guryo cimilada la shaqeeya oo marka kulka ay tahay qabow noqda, markii xilligi qaboow yahayna noqda kul
Madaxda Soomaaliyeed Lacagtan ku baxaysa qoysaskoda ku nool qurba intooda badani waa lacagtii Caalamku ugu tala galay in lagu quudiyo am hoy loogu sameeyo danyarta Soomaaliyeed.
Hoos ka daawo lacagtii Caruurtan loogu talo galay oo intooda badan loo qaatay Mooshino
https://youtu.be/YBzKKhZm6eY