26th July 2024  admin  Category :

Maamulka SNM ayaa dhar  Huudheer ah soo gaarsiiyey gobolada Sool iyo Sanaag. Halka ay gobolka  Togdheer ay gaarsiiyeen   Biyo iyo Cunto.

Maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin oo sheegta Bulshada Goboada  Sanaag iyo Sool, ayaa markii ay soo gaartay maamulkaasi  deeqdii Caalmaka ugu deeqay bulshada Sool iyo Sanaag ee abaarta la il daran, ayaa  waxay ugu bedeleen  dadkii dhibaataysnaa ee deeqda sugayey  dharka Soomaalidu u taqaan Hudheerka ee horay loo soo Isticmaalay

Image result for second hand clothing donated

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*