28th January 2022  admin  Category :

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo u badan dhalinyaro ka soo jeeda maamul goboleedka Hargeeysa, ayaa laga soo dejiyey magaalada Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa ku dhibaateeysnaa xabsiyada dalka Liibiya, waxaana qeeyb weeyn ka qaatay soo deeyntooda dawladda federaalka ee Soomaaliya.

Hadaba Faysal Cali Waraabe, Muusa Biixi iyo Adna Aadan ayaa iyagu ku mashquulsan iibinta been aan xiiso badan loo qabin, meesha maalin kasta dhalinyaradii ka soo jeeday deegaanadaas ay xabsiyada ka soo deeneeyso dawladda federaalka.

Dhalinyarada ka soo jeeda maamulka Hargeeysa ayaa muhiim ay tahay in ay fahmaan ineeysan jirin wax la yiraahdo Soomaaliland, balse uu jiro oo kaliya qaran Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*