26th April 2024  admin  Category :

Dhakool oo sheegay inuu mar kale qaraxyo ka gaysanayo gobolka Bari iyo jidka dheer ee isku xira Bosaaso iyo Garowe.

Dhakool oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland, oo ay walaalo yihiin kana wada tirsanaayeen ururka  alshabaab ninka lagu magcaabo Abdulaahi carabeey oo ahaa ninkii gaariga ku qarxiyey Hargaysa bishii October 29,  2008, isaga oo weeraray guriga Morgan oo Somaliland madaxtooyada u ah, Ethiopian consulate iyo xafiiska Qaramada midoobey  ee  magaalada Hargaysa.

Cabdulaahi carabeey markii danbe waxa loo magcaabay sarkaal ka mid ah sirdoonka  SNM

Abdullahi Arrabey, who was responsible for the Hargeisa car bomb  on October 29,  2008, which were targeted the presidential palace, Ethiopian consulate and UN offices in Hargeisa and killed at least  29 people among of them were officials, returned to Hargeisa for the first time.
Arrabey is a brother of Dhakool, a member of Somaliland House of Representatives.

 

Dhakool, waa ninka beesha Bahrasame ku soo hubayn jiray reer guuraaga beesha Cumar Maxamuud, taas oo sababtay in labada dhinac ay ku dhintaan dad badan oo haba yaraatee waxba galabsan aan ka ahayn in Dhakool doonayey inuu amni xumo ka bilaabo Puntland.

Dahakool waa xildhibaanka maanta u qaabilsan maamulka Somaliland wada shaqaynta alshabaab iyo Somaliland

Dhakool marka uu leeyahay Boosaaso  Ooda ayaan ku haynaa maaha inuu yahay nin ka soo jeeda Warsangeli, xoogna kuma iman karo  ee waxa uu ka hadlayaa waa alshabaabka ku jira buuraha Calmadow ee wada shaqayntu ka dhaxayso maamulka SNM oo horay qaraxyo badan uga gaysay Puntland,

http://www.berberanews.com/xaabsade-muxuu-ka-yidhi-in-xildhibaan-dhakool-al-shabaab-ku-biiray/

 

https://youtu.be/nFd7a6RVZqE

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*