26th December 2024 admin Category :
Dhakool oo sheegay inuu mar kale qaraxyo ka gaysanayo gobolka Bari iyo jidka dheer ee isku xira Bosaaso iyo Garowe.
Dhakool oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland, oo ay walaalo yihiin kana wada tirsanaayeen ururka alshabaab ninka lagu magcaabo Abdulaahi carabeey oo ahaa ninkii gaariga ku qarxiyey Hargaysa bishii October 29, 2008, isaga oo weeraray guriga Morgan oo Somaliland madaxtooyada u ah, Ethiopian consulate iyo xafiiska Qaramada midoobey ee magaalada Hargaysa.
Cabdulaahi carabeey markii danbe waxa loo magcaabay sarkaal ka mid ah sirdoonka SNM
Dhakool, waa ninka beesha Bahrasame ku soo hubayn jiray reer guuraaga beesha Cumar Maxamuud, taas oo sababtay in labada dhinac ay ku dhintaan dad badan oo haba yaraatee waxba galabsan aan ka ahayn in Dhakool doonayey inuu amni xumo ka bilaabo Puntland.
Dahakool waa xildhibaanka maanta u qaabilsan maamulka Somaliland wada shaqaynta alshabaab iyo Somaliland
Dhakool marka uu leeyahay Boosaaso Ooda ayaan ku haynaa maaha inuu yahay nin ka soo jeeda Warsangeli, xoogna kuma iman karo ee waxa uu ka hadlayaa waa alshabaabka ku jira buuraha Calmadow ee wada shaqayntu ka dhaxayso maamulka SNM oo horay qaraxyo badan uga gaysay Puntland,
http://www.berberanews.com/xaabsade-muxuu-ka-yidhi-in-xildhibaan-dhakool-al-shabaab-ku-biiray/
https://youtu.be/nFd7a6RVZqE