![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/11/FB_IMG_1543328943954.jpg.9ba88144588e7fe24102358c33cc41c1-624x416.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Murashax Siciid Deni, oo doorashadii Federaalka ee ugu danbaysay ka helay labaatan Cod oo ay siiyeen xag jirka Koonfurta Soomaaliya ayaa maantana waxay ugu deeqeen ama u soo tababareen Wiilaal ka ilaaliya Bulshada reer Puntland. Murashaxiinta Puntland waa ninka ugu dhow xag jirka oo ay wada shaqayni ka dhaxaysaa