28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa oo Isniin ah Dadweynaha la hadlay, hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee Maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus iyo saameyntiisa dhaqaale, Amniga, tayeynta Ciidamada iyo arrimaha Federaalka.

Madaxweynaha ayaa bilkasta isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu dadka la hadlayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*