17th November 2025  admin  Category :

Boosaaso: 19 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qaabilay oo kulan la qaatay Dalladda Guud ee Dhallinyarada Puntland iyo Guddoomiyeyaasha Dhallinyarada ee 9-ka Gobol ee Puntland.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen La-taliye Madaxweyne Axmed Cabdi Hurre iyo Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jaamac Dabaraani, ayaa looga hadlay horumarinta Dhallinyarada Puntland, iyadoo Madaxweynuhu ku boggaadiyey dhallinyarada doorka ay ka qaateen Dowladnimada , Dimuqraadiyada iyo Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee ka socda Puntland.

All reactions:

375375

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*