
20th March 2025 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Safiirka Dowladda Ingirisiiska ee Soomaaliya Kate Foster.
Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.






