22nd October 2024  admin  Category :

Taliyaha saldhiga degmada Buraan Cabdirashiid Muuse Biriir, oo ay weheliyaan policeka magaalada ayaa olole nadaafadeed ka fuliyey ceelka magaalada

Taliyaha ayaa waxaa ololahan kala qayb qaatay gidoomiyaha degmada Buraan Bootaan Axmed Bootaan, Shaqadan maanta policeku qabtay ayaa kusoo aadaysa iyadoo ay baadiyaha magaalada usoo naqraaceen reer guuraa kasoo hayaamay gobolada puntland kuwaas oo kacaba ceelka magaalada Buraan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*