21st September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Kulanka waxaa looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee Puntland kusoo fool leh, dhaqaalaha iyo Mashaariicda horumarin, waxaana ka qeybgalay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*