15th August 2022  admin  Category :

Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay guddiga Abaaraha ee dhowaan uu madaxweynuhu magacaabay oo ka kooban wasaaradaha Gargaarka, Arrimaha Gudaha, Qorsheynta, Xanaanada Xoolaha iyo Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha .

May be an image of 6 people, people sitting and people standing

Madaxweynaha ayaa guddiga ka dhegaystay warbixin dhameystiran oo ku saabsan xaaladda abaaraha iyo qorshaha wax looga qabanayo laguna caawinayo dadka oo ay ka midtahay qabashada shirweyne loogu qareemayo dadka abaartu saameysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*