25th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo caawa ka qeybgalay kulanka Bulshada Rayidka ah.

Garoowe: 30,Luulyo,2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Kulanka Bulshada Rayidka ah, oo ah kulan uu kula hadlay Bulshada qeybaheeda kala duwan isla markaan dadweynaha uga jawaabay su’aalo ay weydiiyeen.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people
Image may contain: 9 people, people sitting
Image may contain: 8 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*