25th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo shacabka Garoowe oo u dabaal degaya todobaadka Puntland.

Madaxweynaha ayaa galabta wakhti la qaatay shacab iskugu yimid Garoonka Mire Awaare oo ay ka dhacaysey ciyaar lagu xusayo todobadka As’aaska Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*