26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura.

Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo horumarka kale ee halkaasi ka socda, waxaana warbixin siiyey Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane Abuubakar Cumar Xadi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*