
24th February 2025 admin Category :
Muqdisho: 25 April 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo Doorashada