
15th July 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee hadda ku sugan Kismaayo.
Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland , La-taliyeyaal Madaxweyne iyo Saraakiil Madaxtooyo.







