6th March 2026 admin Category :
Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawladda Puntland ayaa gaaray degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxayna gaarsiiyeen gobolka agabyo caafimaad