26th July 2024  admin  Category :

Buraan oo Qardho ugu deeqaday raashinka 150 qoys hal bil masruufanayaan

Degmad Buraan Ee Gobo lka Hayland ayaa Deeq raashina oo ku filan 150 Qoys soo gaarsiisay walaalahooda Qardho dhowaan ku waxyeelobay Roobabki Guga ee ka da’ay Guud ahaanba gobolka Karkaar.

Waxaana si rasmiya deeqdan u wareejiyay Gudoomiyaha Degmada Buraan Botaan Cuun Bootaan iyo Wasiruldowlaha wasaarada Degaanka ,Beeraha iyo isbadalka Cimilada Puntland
Cabdirashiid Cali Geele. Iyo qaar ka mid ah gudigi gurmadka ee degmada Buraan
Nabadoon Muse Ali Muse,
Gurti Daahir Dhegaweel iyo
Shiekh Ibrahim Bisle.

https://www.facebook.com/mohamoud.salah.146/videos/981854685563358/?t=0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*