16th June 2026 admin Category :
Maayerka degmada Badhan Axmed Maxamed Timir iyo masuuliyiin ka socotay Hay’adda slaamic Releif ayaa u kuur galay xaalada nololeed ee bulshada qaar kamida deegaanada hoos yimaada degmada Badhan