29th March 2024  admin  Category :

Degaankii beesha Gahayle, Majeerteen laga barakiciyey oo Dahab laga helay,

Beesha Gahayle ama Siwaaqroon ee  Majeerteen  oo ka mid ahayd beelaha dega gobolka Sanaag, hase ahaatee Jabhadii SNM   ka barakiciyeen  degaamadoodii  oo ay  xoog ku haystaan ayaa hadda degaankaas  Dahab laga helay. Beesha xooga ku haysta degaano ayna lahayn, oo doonaysa Soomaali inteeda kale inay ka go’aan ayaa doonaysa in dawladda federaalka hor fariistaan  iyadga oo magaca reer Waqooyi ku hadlaya. Jabhad la oran jiray Yuusuf talaabo ayaa loo xilsaaray Barakicinta beeshaas, deegaankaasna waxa lagu wareejiyey Habar yoonis , Cabdi Xaamud.

 

Soomaalida Neceb Midnimada Somaliya (SNM)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*