28th March 2024  admin  Category :

Jubba Airways Oo Bossaso Dubai ka dhigtay 600$.

Diyaarada Jubba Airways ayaa Xalay kordhisay Oo Kaliya Qiimihii Bossaso mana aqaan Sababta. Bal ila eega Qiimaha Jubba Airways Ee Magaalooyinka kale Iyo Sacaadaha Socdaalka.

 Qiimaha Diyaaradda Jubba Airways ee  Boosaaso kaa qaada ilaa Dubai kuguna a soo celisa Boosaso waa    600$.

Waqtiga Duulimaadka Bosaaso iyo Dubai  uu qaadanayo waa  2:30-Daqiiqado Amase Labo Saac Iyo Laabatan Daqiiqo.

Qiimaha Diyaaradda Jubba Airways ee  kaa qaada  magaalooyinka Mogadishu iyo  Hargeysa ilaa Dubai, kuguna soo celisa magaalooyinkaa waa   320$, Amase Saddex Boqol Iyo Labaatan Doolar.

Mogadishu  iyo Hargeysa ilaa  Dubai Wakhtiga  Jubba Airways u kala socoto waa 5:30 Amase Shan Saac Iyo Bar.

Mogadishu, Bossaso Via Dubai Go&Back, 630$. Mogadishu Via Dubai, Wakhtiga waa 5:30 Amase Shan Saac Iyo Bar.

Bossaso Oo Wakhtigeedu ka yar yahay Magaalooyinka kale isla markaana Rikaabkeedu buuxo maxaa ku gaar ah??

Baaritaan lagu  sameeyey shirkadaha ganacsi ee laga leeyahay Hargaysa iyo Muqdisho ee xarumaha ku leh Puntland, ayaa lagu ogaaday   Dadka u baahan adeegooda ee ku nool degaanada Puntland inay  kula kacaan qaab cunsurinimo ah. Waxaana fudeedaya nin degaanka ka soo jeeda oo uga wakiil ah dhaqan xumadooda. Maalinta magaalo ka mid ah gobolka Sool uu maamulka SNM doonayo inuu weeraro ninka telefoonka Somtel goynaya oo khad la’aan magaalada dhigaya  waa nin ka soo jeeda isla degaankaas.

Ugu danbayntii arintani waa soo laalaabatay ganacsiga degaan kala sooca , waxa la gaaray xilligii Bulshada reer Puntland ay ganacsiga  la samayn lahaayeen ninka doonaya ganacsigooda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*