27th April 2024  admin  Category :

Maamulka Goboleedka Hargeeysa ayaa sheegay in dawladda federaalka aysan oggolaansho ugga baahneen marka ay booqanayaan wadamadda kalle ee caalamka. Hase ahaatee, Wasriirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Hargeeysa ay mar kasta oggolaansho ka helli jireen dawladda federaalka,  balse tii Gini ay ku booqdeen aysan wax oggolaansho ah soo weeydiisan dawladda taasina ay dhalisay in dalka Gini xiriirka loo jaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*