26th July 2024  admin  Category :

Jidkii soo gelayey Aqalka cad oo loo bixiyey “Black Lives Matter”.

Duqa Caasimadda Maraykanka Washington DC ayaa Suuqii ka soo hor jeeday Aqalka Cad u bedeShay Nafta Qofka madow waa nagu weyn tahay, iyadaoo aaduga soo hor jeeda Trump

Mayor Muriel Bowser looks out over the Black Lives Matter street painting in Washington, DC as protests against George Floyd's death continue [Handout: Khalid Naji-Allah Executive Office of the Mayor via Reuters]

Duqda Muriel Bowser , oo ah xisbiga Democrat, ayaa jid dheer ee gala Aqalka Cad ku dul ranjiday “Black Lives Matter”. Nafta Qofka madow waa nagu weyn tahay

Waxay kaloo amartay in Ciidanka Federaalka ah laga saaro Washington.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*