23rd October 2024  admin  Category :

Intii uu dalka ka noqday madaxweeynaha dalka Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo, waxaa dalka ku soo batay tacadiyada loo geeysto shacabka Soomaliyeed. Hadaba, ciidamadii loogu talagalay ineey la dagaalamaan argaggixisada ayaa waxeey ka billaabeen deegaanada hoos yimaada Jowhar kufsi, dil iyo dadka oo loo sheegay ineeysan beeraha fallan karin. Haddii shacabkii la yiri beer ma fallan kartaan, Farmaajo dalka xaggee ayuu ku wadaa?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*