29th March 2024  admin  Category :

Dagaal ayaa subaxnimada maanta ah ka billoowday nawaaxiga Tukaraq oo muddooyinkaan danbe ay isku hor fadhiyeen ciidanka xaq u dirirka Puntland iyo ciidan taabacsan dhul boobka maamulka Hargeeysa. Dagaalkan oo ah mid waqti yar uun ka hor billoowday, lama garan karo qasaaraha ka dhashay. Wixii war ah ee ka soo kordha waa idin la wadaagi doonaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*