29th March 2024  admin  Category :

Beeshii horay gacanta ugu dhigtay  Carmo ee degaamaystay ,  ayaa doonaysa inay magaalo kale   ka samaysataan  meel aan ka fogayn Carmo.

Magaalada Carmo marka koonfurta laga aado waxa ku xigta  Ceeldaahir, ka dibna Faluuja , waxa ku sii xigta Jiingadda. Jiingadda ayaa maanta dagaal ku dhex maray beelaha Majeerteen iyo Dishiishe. ka dib markii   jufo  ka mid ah beelaha Majeerteen ay iyaga oo  Iskarogooyin dhagaxaan sida  wata ay ku habsadeen magaaladaas si ay uga dhigaan Carmo oo kale oo u dagaamaystaan

Hoos ka dhegayso

https://www.voasomali.com/a/3970670.html

Puntland iyo Iskorogada dhagaxa wada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*