27th July 2024  admin  Category :

Halka Isimada Beesha   Daarood ay  ka shaqaynayaan nabadaynta beelaha walalaha ah ee ku dagaalmay Koonfurta gobolka Sool, kuwa Isaaq dagaal oognimo iyo colaadda labada Beelood  oo ay sii shidaan ayeey u yimaadeen gobolka Sool.

Hoos ka daawo mid ka mid ah  dagaal oogayaasha afka dhiiga ku leh ee  sababay  dagaalada ka socda gobolka Sool ilaa haddana ku faraxsan Barakaca iyo dilka ka socda gobolka Sool

Sawirada  hoose waa nabadaynta Isimada Daarood ka wadaan gobolka Sool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*