26th April 2024  admin  Category :

Sarkaalii Isaaq ee ugu horeeyey ee Hubkii Soomaalida lagu xasuuqayey geeyey Muqdisho, si xassuqa iyo Dabar goynta beesha Daarood looga miro dhaliyey

Jabhadka SNM ee dagaal oogaha ah Aadan Muuse Jibriil wuxuu sheegay inuu ahaa sarkaalkii ugu horeeyey ee 1991 hubka geeyey Muqdisho

2 thoughts on “Dagaal ooge SNM ah

  1. Jirac

    Odagan Isaaq qiyaastii waa 70 jir haduusan kaba weyneyn si psychology ahaan ah hadaad u eegto hadalada meesha uu uwado waad fahmeysaa iney ku riixeen Dagaal midkii “Dibirgoynta Daarood iyo kii Hawiye dhexdooda isku laayeen” ee markay mooryaantu diiratay Mogadishu ka bacdina dhulka la simay ee qof bin aadam ah uusan qof kale u gudbi karin eega ninkani suu ugu farahsanyahay inuu lug ku lahaa ka shaqeynta howshaas. Marka aan maskaxdayda yar ka shaqeysiiyey waxaas oo hagardaamooyin ah maxay ku dheceen waxaa markasta ii soo baxda “Daarood ma Hawiye iyo Isaaq buu gumeysan jiray?” Malaha 5000 oo oday oo Daarood ah su’aashaas waan weydiiyey 90% wey dhibsadeen markaan weydiiyo su’aashaas qaarkood wayba i haaraameen oo waliba iigu hanjabeyn iney I habasrayaan hadaanan joojin su’aashaas waayo waxay ii cuskadeen cidkalaa si qaldan wax u adeegsataye tusaale waxaa kuugu filan MAJEERTEEN sow Daarood ma ahan oo siyaad bare iyo Cali samatar maxasuuqin? oo waliba ceelasha biyaha laga Cabo laguma sumeyn?. Marka aan sii raaca su’aashaas baa waxaa imaaneysa su’aasha ah Somali inteeda kale marka laga reebo Hawiye iyo Isaaq iyakuna ma Daarood bay ahaayeen oo maxay galabsadeen? Si cad oo aan gabasho iyo qajilaad laheyn buu u sheegayaa inuu ka dhex shaqeeyey kalana shaqeeyey GALAAL oo Gabadhna ka qaba isna kale shaqeeyey arinkaas. Bal eega danbiilahaan baneystay dhig qof Somali ah oo Muslim ah amaba ku faanaya inuu ka qayb qaatay “Dibirgoynta Daarood” ee iska kaashadeen Hawiye iyo Isaaq. Aniga shaqsiyan waxaan joojiyey inaan eego tirintii, dhibka iyo dhimashada dadka Daarood ka ah 2017kii waayo waxaan u baqay nafsadeyda xag maskax iyadoo aan waxbarasho ku ku jiray xiligaas. Gabagebadii odayadeena xamar ku naalaan jiray oo wax oga daatay aan lagaraneyn way dhamaanayaan and I can’t wait to see someone been elected in puntland and also jubaland that have never ever been to muuqdisho or hargageysa insha Alaah soon markaas baynu xakameyneynaa in shaatiga shaydaanka la’inoo gashto dhulkanagana Silig iyo darbi iskaga xireynaa Hawiye iyo Isaaq Balan ilaahay weeye Walibana hadaan doono KENYA IYO ETHIOPIA ku darsaneynaa. Anigu Reer muqdisho iyo Reer hargeysa ma necbi lakiin ISIR NACEYBKA iyakaa bilaabay Hawiyena caayi mayo Isaaq na cayni maayo inta ay degaana u dhaafi maayo lakiin dhibkoodaa xarga goostay iyo shaatiga shaydaanka ay dadkanaga ku xasuuqaan yeelimaa and it’s 2021 30 years is enough dalna ma wada yeelan karno waayo u fiirso ama isweydii su’aasha ah odayada habar gidir waxaa lagu soo tobabaraa oo isir naceybka cashar looga soo siiyaa hargeysa markay muqdisho tagaana waxay bilaabaan buufinta isir naceybka Daarood marka maxaa ii diidaya aniga inaan iska celiyo Isaaq iyo Hawiye dhiigeyba baneysanaya dhulkaygana horor ku ah maanba u daayo muqdisho ileen la’iigu xasuuq oo xafaad dhan oo dadka lagahooda lagu uruurin jiray oo ladhaho LAFO DAAROOD baa jidha sida hargeysa magacii Mecca Daarood ugu bedeleen DAAROOD KU XAAR” hade waa gurigii awoowe Daarood iyo ayeryo DOONBIRO loogu tagi jiray kabacdina odayada Daarood ku shiri jireen bal eega maxay tahay Daarood ku xaar waa isir naceyb xun. Waan ku dheeraaday it’s time for full stop.

    Reply
  2. Nuuraani

    Jirac intaad sheegayba waan kugu raacsanahay waana wax jira, laakiin si aashu waxay tahay Daarood yaa halkaa dhigay, Isaaw iyo hawyina kibriyay. Daarood waxaa halkaa siyaad bare markii uu dhulkii Daarood ka dhigay lama degaan iyo gaari somaliyana ka dhigay Muqdisho iyo Hargaysa, Majeerteen na ka dhigay cadowga somaliya Daarood kii kalena majeerteen cunsiiyay waxaan is leeyahay qalad ka ugu wayni markas ayuu dhacay. Burburkii markuu dhacay rajeedii Daaroodnimadu ay soo noqotay ini siyaad bare xamar ka baxay oo ay badbaadiyeen majeerteen kii uu xasuuqa iyo xariga isugu daray, Daarood waa isusoo dhowaaday hurgumwdii kacaankii ini siyaad na waa laga bogsooday Daarood na dhulkoodii way dhisteen tii qaranka soomaaliyeed na way soo cesheen nidaam federalism ah ayay hirgasheen si aysan u dhicin mushkiladii kacaankii 21 October sameeyay, balse balaayo kale waxay timi markii ini Farmaajo yimi oo yiri dalka sidii hore ee adeerkay ayaan ku celin no federalism no maamul goboleed dalku waa Muqdisho oo qura, markii ay Puntland Iyo Jubaland dhaheen caqli mahana uu dagaal ku qaaday iskuna dayay inuu ka takhaluso. Waxaa marka nasiibdaro ah Daarood kii badankiisu inaysan cashar ka baran dhibkii ay ka dhaxleen kacaankii ini siyaad oo hada aad arkayso qaar badan oo taageeraya ini Farmaajaha doonaya inuu mar kale Daarood gumeeyo iyagoo leh Puntland iyo Jubaland hala bur buriyo dalkana centralised halaga dhigo oo xamar iyo Hargaysa halaga maamulo, waxaad arkaysaa oo cajiib ah Daarood kii Muqdisho iyo Hargaysa lagusoo dilay lagusoo dhacay, lagusoo kufsaday cagacadaantana ugasoo cararay ee ku nastay nololna ku helay Puntland iyo Jubaland inay maanta leeyihiin Puntland Iyo Jubaland halaga takhaluso sidaasna ugu sacabo tumayaan ini Farmaajo, waxaa cajiiba in ini Farmaajo maalin walba reer Muqdisho leeyihiin xamar unukaa leh 1991 ayaa loo noqon iyo wax la mid ah markaa Daarood ku xagee la yihiin iyagu mise nacaybka ay isu qabaan ayaa kala wayn karbaashka xamar iyo Hargaysa. Waxaan qabaa Daarood inuu runta isu sheego oo xisaabtamo marka hore.

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*