11th October 2024 admin Category :
Dadka aan mawqifkooda cadeen ee SNMta la jooga waa in ay cadeeystaan mawqifkooda Soomaalinimada ku aadan, maantana waa maalintii la kalla bixi lahaa. Dagaal ballaaran ayaa la fillayaa inuu dhaco maalmaha inagu soo aadan kaas oo lagu xoreen doono gobolka Sool.
Waxaana dhab ah in goonigoosatada lagala quustay wax kasta oo ay ka mid tahay isku qabiil ma nihin ee na daaya, dalka in la kalla gooyo ma doonneeno, Soomaaliland kuma jirno iyo illaahay ka baqa dhamaan waa mid lagala quustay oo aan anfaceen, balse waxa kalliya eeĀ deeqaa goonigoosatada waa in lala dagaalamo oo kaliya.
https://youtu.be/L08j-YCaDVY
Allsanaag.com