![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/05/Muuse-Bihi-624x360.png)
12th February 2025 admin Category :
Muuse Biixi iyo qoyskiisa ayaa ka wada dhul boob magaalada Hargeeysa, waxaana dadka dhulkooda la boobayo ay u badan yihiin dad danyar oo ay aheed in iyaga loo gargaaro. Hadaba, waxaa is weeydiinta ay tahay, maxaa dawladdii Kacaanka loola dagaalamayey? Ma in dadka dhulka laga boobo?